Wafdi ka socda Wasaarada Difaaca dalka Qadar oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saakay magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socda Wasaarada difaacada dalka Qadar, waxaana wafdigan garoonka kusoo dhaweeyay Masuuliyiin iyo saraakiil katirsan Ciidanka Milatariga Soomaaliya. Wafdigan ka socday Wasaarada Difaaca dalka Qadar ayaa markii ay soo gaareen Muqdisho waxaa loo galbiyay Wasaarada Gaashaandhiga, halkaas oo la filayo in kulamo kula qaataan Madaxda Wasaarada Gaashaandhiga iyo … Continue reading Wafdi ka socda Wasaarada Difaaca dalka Qadar oo soo gaaray Muqdisho